Qeexid

"(dii.) (khulafaa, m.dh) Afartii madax oo Nebi Maxamed (n.k.h.a) ku xigtay (Abuubakar, Cumar, Cismaan iyo Cali) darajada iyo magaca loo yiqiin."

Qeexid Xigta

(-fyo, m.dh) Nin wakiil ka ah Shiikh xertiisu meelo badan joogto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khaliif oo kali ah:
  • Wariyeyaasha dhaawacmay ayaa waxay kala yihiin: C/naasir Nuur Geeddi oo ahaa filim qaade ka tirsan Telefishinka afka Somaliga ku hadla ee Horn Cable, Bashiir Khaliif Gaani oo ka tirsan Idaacada Shabelle FM iyo Sawirqaade Max'ed Cabdi Naxar.
  • Khaliif ayaa sheegey in xafiiskaanu ahaan doono mid la dagaalama kooxaha kale oo islaamiyiinta ah.