Qeexid

"Dareen naxdin iyo xishood badan leh cid fagaara joogto ay muujiso. ld khajalid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khajilaad oo kali ah:
  • Biixi taasi waxay ku noqotay dhir-baaxo culus, waxaana kor iyo kalba qooyey dhidid, buur-buuran, khajilaad darteed ayuu manja suux noqday, iyo muraaradilaac ayaa halleelay.
  • Naxdintaa iyo khajilaada ay khajishay ayaan quruxdeedii ka yaabay, dumarka haddaad u fiirtay marka ay khajisho ee inta ay hoos u foorarsato ay cidiyaha cunayso waa qurux miidhan.