Qeexid
Xishood; asluub; asturnaan. ld khajil1.
Xishood; asluub; asturnaan. ld khajil1.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Dareen naxdin iyo xishood leh muujin. ld khajil2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld khajilaad, khajilid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Waxyaalaha lagu saqraamo oo cinabka la khamiiriyay laga sameeyo oo kala go'a dhanaanna isu roga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Qof xasillooni-darro muujin.
Qeexid Xigta: Qalab kharraa bid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld khajal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: ld khajal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: Kh. ah: xasillooni darro qof ku dhacda cabsi, farax, naxdin iwm awgood.
Qeexid Xigta: Kh. ah: qalab xubno badan ka kooban oo adkaantii iyo is-haysashadii ka ba'do; kharraab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Been cid lagu khayaamayo. ld khataalad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Cid been lagu khayaamayo u sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh Wax shubma oo madow ama midab kale oo wax lagu dhigo ama wax lagu daabaco; anqaas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Cid dhimashadeedasabab u noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld ajalo. Dhammaadka noloshaqof.
Qeexid Xigta: ld ajalid
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld khajalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: khaa'in m.l (-niin/-nno, m.dh) Qof dhagar badan. ld khaayin.
Qeexid: khaa'iniin m.dh.w eeg khaa'in.
Qeexid: khaa'innimo m.dh Khaa'in ahaansho.
m.dh
Qeexid: Dareen naxdin iyo xishood badan leh cid fagaara joogto ay muujiso. ld khajalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-raad, m.l) Wax wanaag ku jira oo dhan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: K. ah: wax gaar ah oo lagu keli yahay.
Qeexid Xigta: K. ahaan: gaar ah, gooni ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-llo, m.l) Bil dayaxeedda saddexaad ee taariikhda Soomaaliga ee u dhexeysa Mowliid iyo Sabbuux.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]