Qeexid

eeg khafiifi. ld khafiifis.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khafiifin oo kali ah:
  • Sidaas oo uu xaalku yahayse, waxaa jira Soomaali badan – iyo kuwa aan Soomaali aheyn—oo si hagar la'aan ah uga shaqeeyey sidii dhibaatadaas looga khafiifin lahaa dadka Soomaaliyeed.
  • Lama saadaalin karo in Ehiopia ay ka laaban doonto xabsiga dheer ee lagu xukumay Wariyashan reer galbeedka ah iyo in ay khafiifin doonto iyo in ay ku adkaysan doonto.