Qeexid

(-bbo, m.dh) Ninka khudbadda jimcaha ka akhriya masaajidka.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khaddiib oo kali ah:
  • Saddex: fuqahada mad-habta Xanafiga iyo qaar ka mid ah Shaaficiyaduna waxay yiraahdeen: waxaa habboon in lagu khudbeeyo afcarabi, laakiin khasab ma aha, oo khaddiibku wuxuu ku khudbayn karaa afkii la doono ee dhegaystayaashu ay fahmayaan.
  • . Fuqahada mad-habta Xanafiga iyo qaar ka mid ah Shaaficiyaduna waxay yiraahdeen: waxaa habboon in lagu khudbeeyo afcarabi, laakiin khasab ma aha, oo khaddiibku wuxuu ku khudbayn karaa afkii la doono ee dhegaystayaashu ay fahmayaan.