Qeexid

"Qad lagu xardho soo jeedka haweenka si loogu qurxiyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khaddaab oo kali ah:
  • Waxaa intaa dheer, in Abuu Xaniifa oo daliishanaya dhacdo uu xukumay khaliifkii 2-aad ee Cumar Bin Khaddaab, uu fatwooday in haddii ninku guursado haweenaydii uu kufsaday ay tahay in laga khafiifiyo ku oogidda xadka.
  • Muddo yar markay ka soo wareegatay muddadii uu Saciid xilka qabtay, ayaa waxaa amiirkii mu’miniintii ee Cumar Binu Khaddaab uga soo wafdiyay magaalada Ximsa wafdi, kuwaasoo ka mid ah kuwo uu Cumar ku kalsoonaa.