Qeexid

"Nasiib wanaagsan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khadar oo kali ah:
  • Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan Nayroobi ka soo direy.
  • Qofka aan ku ibtiloobin galmada aan xalaasha ahayn ee aan isticmaalin mukhadaraadka la isku mudo, waxa suurto gal ah inuu ka badbaado aafada HIV iyo cudurada kale ee galmada la isugu gudbiyo.