Qeexid

"/dh Wax shubma oo madow ama midab kale oo wax lagu dhigo ama wax lagu daabaco; anqaas."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khad oo kali ah:
  • Sidoo kale waxa isna xafladdaa ka hadlay Khadar Macalin Qaasin oo ah nin gabyaa ah, iyo ninka isna la yidhaahdo Rashiid Caraale.
  • Afhayeenka Al-shabaab Sheekh Mukhtaar Abu-Mansor oo khadka taleefoonka kula hadlayay wariyeyaasha ayaa sheegay in labada hay'adood ay la shaqeeyaan DF iyo ciidamada ku sugan dalka sidaa daraadeed ay ka mamnuuceen deegaanada ay gacanta ku hayaan.