Qeexid

"(-rro/khubaro, m.dh) Qof laamaha cilmiga ama fanka mid ka mid ah aqoon gaar ah oo dheer u leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khabiir oo kali ah:
  • Si kastaba ha ahaatee, hadii aysan jirin wax lagu badasho Al-shabaab, ma suurowbeyso in ciidamo ka goostaan, ayuu yiri khabiirkaan isaga oo sii wata hadalkiisa.
  • Ken Menkhaus oo ah khabiir culuunta siyaasada ka dhiga Jaamacada Davidson ee ku taal North Carolina ayaa sheegey in taageerada dowladda Mareykanka u fidiyo DFKMG loo arkayey markii hore Labo kala daran mid dooro.