Qeexid

"Dhacdo naxdin leh."

Qeexid Xigta

ld khabaar1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khabar oo kali ah:
  • Rasuulku (scw) wuxuu yiri: waxaan jeclaysanay in uu Muuse sabri lahaa ilaa Ilaahay nooga sii qiseeyo khabarkooda.
  • Waxaa sanadkaas la badiyay Malaa'igtii samada ilaalin jirtay, waxaana lagu kordhiyay dab lagu gano shaydhaankii usoo dhowaada, si uu khabarka samada wax uga maqlo.