Qeexid
Cunno, miro, dawo iwm oo intay raageen xumaadey; faad. ld qaash.
Cunno, miro, dawo iwm oo intay raageen xumaadey; faad. ld qaash.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -shay, -shtay
Qeexid: Cunno, miro, dawo iwm faadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: K. ah: wax gaar ah oo lagu keli yahay.
Qeexid Xigta: K. ahaan: gaar ah, gooni ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg khaash2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: khaa'in m.l (-niin/-nno, m.dh) Qof dhagar badan. ld khaayin.
m.l
Qeexid: ld kharaj.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhagar; sir; mardabo.
Qeexid Xigta: Wadnaqabad; qasacajebis. ld qashqash1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -shay, -shtay
Qeexid: Hadal badan oo been iyo khayaano ah cid wax kaga qaadid.
Qeexid Xigta: Cid dhibid, ku dheelid ama lagu dheelo. ld qashqash2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: khaa'innimo m.dh Khaa'in ahaansho.
Qeexid: khaa'iniin m.dh.w eeg khaa'in.
m.l
Qeexid: Sigaar la cabbay inta ugu dambaysa; gumud.
Qeexid Xigta: ld qaash.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-shyo, m.dh) Barbaro waaweyn, cad cad oo lo'du garbaha iyo wejiga ku yeelato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Timo dhaadheer oo ka baxa qoorta libaaxa lab iwm.
Qeexid Xigta: Masar
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld khaatir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Hadal badan oo been iyo khayaano ah cid wax looga qaado.
Qeexid Xigta: Cid la dhibo ama lagu dheelo. ld qashqashaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Iyadoo aan ogeyn cid meel daloosha ka firiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld khaa'in.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld khaatil. Qof dhagar badan.
Qeexid Xigta: Kh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Meel yar oo wax lagu rito oo lagu sameeyo armaajada, miiska iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Fiirada qof meel daloosha laga fiiriyo isaga oo aan ogeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Si yasid iyo jeesjees leh oo cid loo fiiriyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]