Qeexid

"K. ah: wax gaar ah oo lagu keli yahay."

Qeexid Xigta

K. ahaan: gaar ah, gooni ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khaas oo kali ah:
  • Khaasatan inta ay Somaliya ka bilaabnantay dagalka u dhexeeya Federalka iyo muqaawimadda, waxaa Somalitalk dharka u dhigtay garab istaaga qoladda dambe.
  • Sidokale ururadu Waxay ku qabsan karaan shirarka u khaaska ah.