Qeexid

"Qof dilid."

Qeexid Xigta

Qof, qof kale wax ka raba ka reebid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khaariji oo kali ah:
  • Dilkaan ayaa ka dhigaya mas'uulkii ugu horeeyay oo ka tirsan DF oo lagu khaarijiyo Muqdisho.
  • Maxay gacan ku dhiiglayaasha falalkan gaysta ka helaan khaarijinta dadka dhaxalgalka u ah warbaahinta dalka?