Qeexid

"Dal, dalalka kale ee xuduuddiisa dibadda ka ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khaarij oo kali ah:
  • Kooxihii Falkaasi uu ka dhicisoobay ee Damacsanaa in ay Khaarijiyaan Ganacsadahaasi ayaa markii danbe ka baxsaday Goobta,iyagoo ku baxsaday dhowr wado oo kamid ah Deegaankii ay Falkaasi ka fulinayeen..
  • Waxaa sidoo kale horey loo khaarijiyey labo walaalaheed ah.