Qeexid

Wax saafi ah oo aan wax kale ku jirin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khaalis oo kali ah:
  • Waxa uu Ordugaan kubiiray xisbiga u khaalisnimada Turkiga oo uu hogaaminayay siyaasiga wayn ee la yiraahdo Najmudiin Arbikaan dhamaadkii todobaateenyadii laakiin kadib markii sanadii 1980 uu dhacay inqilaab waxa la joojiyay dhamaan xisbiyadii.
  • Hadraawi dhinaca kalena, waxa uu lagama maarmaan ka dhigay, halgan Diini ah oo dadyowga Islaamka ahi dhexdooda ay ugu kala bixi doonnaan Muslim khaalis ah iyo gaalo.