Qeexid

"khaa'in m.l (-niin/-nno, m.dh) Qof dhagar badan. ld khaayin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khaa oo kali ah:
  • Cilmi-baadhayaal ka shaqeeya xarunta Clare Heritage ee koonfurta galbeed ee dalka Ireland ayaa sheegay inay hayaan markhaati cad oo ah in feedhyahanka ugu caansan dunida ee u dhashay Maraykanka Maxamed Cali kalaay in uu asal ahaan ka soo jeedo Irish.
  • Sida ay cadeeyeen dhakhaatiirta gacanta ku haya ciyaaryahan Zambrotta wuxu soo noqon doonaa is araga labaad ee horyaalka Yurub oo ku beegan bisha March todobadeeda.