Qeexid

"Summad : V. Dhakhsaha bara baxa walax. Keynaan waa xawaare ji-heysan. Keynaan waa xaddi leeb, xawaa-ruhuna waa xaddi foolwaa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga keynaan oo kali ah:
  • Muqdisho(AllPuntland)- Fannaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Keynaan Warsame ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo.
  • Dad fara badan oo ka careysan afduubka loo geystay Xasan Maxamed Cali Keynaan ayaa waxay ku dhawaaqayeen erayo ka soo horjeeda kooxihii afduubka ka danbeeyay, waxayna codsanayeen in dib loogu soo celiyo xorriyadiisa.