Qeexid
Wax qalbi adag ahaansho.
[-dkaa, -dkayd]
f.mg4Wax qalbi adag ahaansho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Qof go'aan adag leh. ld keni adkaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Qeexid: Waxaan jilicsanayn ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax xoog iyokarti leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dkaa, -dkayd
Qeexid: Wax dhiirran ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: In door ah (waqti).
Qeexid Xigta: Niyad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg keni-adag. ld keni adayg, keni-adkaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld keni-adkaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -dkaa, -dkayd
Qeexid: ld il-adayg2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Shimbir galleyrka u eg oo madax weyn, majo guduudan iyo ciddiyo dhaadheer leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Nooc kalluunka ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -dkaa, -dkayd
Qeexid: Qof aan wax laga dhaadhicin karin ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -kaa, -kayd
Qeexid: Wax, waxbixinta ku adagtahay ahaansho (qof); bakhayl; muudal, dhabcaal.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dkaa, -dkayd
Qeexid: Qof aan ceeb ka baqaynin ama xishood yar ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dkaa, -dkayd
Qeexid: Qof aan amarka si sahlan u qaadan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]