Qeexid

"(-do, m.l) Eray, hadal."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kelmed oo kali ah:
  • Inta aanu kelmed kaleba odhan ayuu arkay warqaddii oo hor taalla.
  • Eray waliba meeshii uu munaasibka ku ahaa ayuu ka muuqdaa, oo waxaad aragtaa in qoraagu aanu kelmedo waaweyn iska soo qubin ee qiyaas ugu dhigay masalle uu ku maamuusay.