Qeexid

"keliya s. Aan wax wehlin; uun."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga keliya oo kali ah:
  • Al-shabaab ayaan weli ka hadlin xariga mas'uuliyiinta iyo wariyaha Idaacada Jubba oo ah mida keliya ee xiligan ka howlgasha Baydhabo, waxaase socda dadaalo la sheegay in looga hadlayo sababta ay u xiran yihiin.
  • Kooxda Ecuador, oo aan mar keliya kala goyn weeraro duufaan ah oo ay ciyaarta ku bilowday, balse waxaa badbaadiyay goolhayaha Boca Juniors Roberto Abbondancieri oo ay mashquul ka dhigeen laadad toos ah iyo kubado koonayaasha lagaga soo laadayay.