Qeexid

"(-syo, m.dh) (siyaa.) Waddan dawladdiisu uu haysto qof keliya lehna awood kama dambaysi ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kelitalis oo kali ah:
  • Haddii kelitalis, dhac iyo burbur iyo Siyaad Barre isaga kaa ekaadaan waad ka yaqaafaysaa.
  • Jawaabtu waxay noqonaysaa, Cabdillaahi Yuusuf sidiisaba waxaa loo yaqaan nin qoorgooyada iyo kelitalisnimada aad ugu dheereeya.