Qeexid

"ld keensasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga keensad oo kali ah:
  • Urur goboleedka IGAD waxaa ay sheegeen in goobaha xoogag Islaamiyiintu ay maamulaan ee Magaalooyinka Marka iyo Kismaayo ay tahay in laga xanibno dekadaha si looga hortagobay yiraahdeen in hub ay dibadda ka keensadaan.
  • Wasiirka arimaha gudaha Somaliland ayaa sheegay inuu rumeysan yahay in hubkaas uu ahaa mid ay keensadeen kooxaha argagaxisada ah, ayna qorsheynayeen inay dhibaatooyin kaga geystaan Somaliland.