Qeexid

"(kuweenna, w) Magacuyaal lahaansho oo lab oo tilmaamaya wax innagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayo ay ku jiraan) aynu leennahay. Tus. “Gurigiisa keenna ayaa ka dhow”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

laahansho naxwe,

laahansho / possessive

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga keenna oo kali ah:
  • Qabyaaladda oo dad badani u aaneeyaan dhibaatada dalkeenna waa qayb ka mid ah musuqmaasuqa(eeg qodobka 2).
  • Waxaa habboon in aan hankeenna hoos u dhigno, isla markaasna garawsanno in aysan Maxaakimta Islaamku hayn xal mucjiso ah, in kastoo ay tahay in lagula xisaabtamo gaabiska iyo gefefka ay sameeyaan.