Qeexid

"ld keenid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga keenis oo kali ah:
  • Wadaaddo sumcadda Islaamka yaan god lagu ridin Shicaarka (astaanta) mashruuca siyaasiga ah ee waddaadada Soomaaliyeed waxa uu ahaa keenista dawlad Islaamiya oo ku dhisan shareecada Islaamka; dawlad keenaysa nabad, xasilooni, walaaltinimo iyo baraawaaqo.
  • Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ka dhabaynta ballanqaadkiisii keenista idaacad weyn oo waddanka wada gaadha, taas oo uu tilmaamay inay shuruud u ahayd aqoonsi Somaliland ka hesho beesha caalamka.