Qeexid

"Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa ay ku jiraan. Tus. “Cali baa isugu keen yeeray”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

Dhimman naxwe,

Dhimman / clitic

layeele naxwe,

layeele / object

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga keen oo kali ah:
  • Maamul xumada ku habsatay Madaarka iyo musuq maasuqa ilaha dakhli ururinta ayaa keentay inay mararka qaar dhacdo inay shaqaalaha Madaarku waayaan toban litir oo shidaala oo ay ku shubtaan gaadhigii ay shaqada ku tegi lahaayeen.
  • Kolkii uu Rasuulka (scw) ka guuray xaafadda Qubaa, uuna u guuray Madiina ayaan markale u imid annigoo sida haddiyad, waxaana Rasuulka ku idhi: "waxaan arkay inaadan cunin saddaqada sidaa darteed waxaan maanta kuu keenay haddiyad aan kugu maamuusayo".