Qeexid

"(kuweeda, w) Magacuyaal lahaansho oo dhaddig, oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee dhaddig) ay leedahay. Tus.”keedu wuxuu ka muuqdaa halkaas”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

laahansho naxwe,

laahansho / possessive

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga keeda oo kali ah:
  • C/lla Al-Feysal oo ay dowladda Kenya sheegtay inay dalkeeda ka musaafurinayso.
  • Wasiirku waxa kale oo uu sheegay in Somaliland Dastuurkeeda ku qoran tahay la dagaalanka argagixisada maadama ay tahay ayuu yidhi kuwo aan rabin nolosha, balse raba in meel waliba noqoto fowdo iyo nabadgelyo xumo.