Qeexid

"kuwee, w Magacuyaal weyddiimeed oo lab oo iskii u taagan, oo wax ama qof lagu hubsado. tus. “ Waa kee midka aaday xafiiska?.”"

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

weyddimeed naxwe,

weyddimeed / interrogative

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kee oo kali ah:
  • Markii ay isku daaleen wax ur ahina u bixi weyday ayey ku kala faadhumaysteen war bal faq iyo gorfeyn waxba ku soo saari weynayee, nin walba iskii ha uga soo fakaro arinta, cadkii uu ka badin waayana barito ha keeno.
  • Bishii July 12-keedii, 1998, wuxuu ka cawday xummad xun oo ka haysay caloosha (uur ku jirta), saacado uun kahor kulankii gebogebada koobka adduunka oo ay Faransiiska la lahaayeen, xummad daran oo ka muuqatay ayaa keentay in kursiga kaydka lagu qoro.