Qeexid

"Wax si degdeg iyo lamafilaan ah ku dhaca; aan la iska jirin; lamafilaan."

Qeexid Xigta

(fk) Si kedis ah; islamarkiiba.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kedo oo kali ah:
  • Wuxuu Al-Rabiic la beegsaday qabashada magaallada habeenkii ay dhiganayeen xafladda, sidiina ayuu si kedo ah dagaal ugu qaaday iyagoo ku mashquulsan xafladdooda.
  • Wasiirku wuxuu sheegay in xubnahan oo gaaraya 12-qof ay ka heleen sirdoonka DF inay dalka soo galeen, ayna kasoo dageen garoomo iyo dekedo ku yaala dhinaca koonfureed ee Somalia oo ay gacanta ku hayaan Ururka Al-Shabaab iyo Xisbul Islam.