Qeexid

"Fal u dhaca si lama filaan ah."

Qeexid Kale

ld kadin2.

Qeexid Xigta

Barnaamaj aqooneed oo lagu tartamo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kedis oo kali ah:
  • Marxuumka, waxa xumad kedis ahi qabatay Axadii, isaga oo joogga Berbera, waxana uu ka soo daray Isniintii oo isla gelinkeedii dambe loolla soo cararay dhinaca Hargeysa, halkaas oo uu Cusbitaalka shalay galab ku naf-baxay.
  • Saraakiil ka tirsan Wasaarada Arrimaha dibada Kenya oo booqasho kedis ah ku tagay Hoyga Ra'iisul Wasaarihii hore Soomaaliya ka degan yahay magaalada Nairobi Prof.