Qeexid

"Geed qodxeed miro la cuno leh oo qolof adag leh, layskuna daaweeyo; shillin; kulan; quud."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kedi oo kali ah:
  • Sidoo kale Max'ed Kediye ayaa isaguna qaba in dowlada Kenya ay doonayso in si isku mid ah ay ula dagaalanto Somalida kuwaasoo ay u aragto dhaqaale ahaan iyo siyaasad ahaan inay dalka la wareegeen.
  • Ninkii ku farxi lahaa tegitaanka odayga, waxa aan ka baqanayaa in ay ku kedin doonto xaqiiqada ah in ka beddeli doonaa uu noqon doono ka ugu soo xiga xagga damaca, xukun jacaylka iyo shisheeye u adeegga.