Qeexid

"(nax.) Isbeddel sarfeed oo ku dhaca qaabka ereyada qaarkood (siiba magacyada), oo muujinaya xiriirka naxweed ee qaabkaasi uu la leeyahay weerta inteeda kale; waa seddaxda habdhis kaysyada soomaaliyeed waxaana ka mid ah: kays yeelaale oo ah marka magaca yeele uu dhammaadkiisa ka muuqdo -u ama -i. Labada kale waa: kays yeermo iyo kays lahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kays oo kali ah:
  • Sidoo kale, tabobaraha laga haybadaysto ee xulka Koonfurta Kuuriya ayaa isna ku adkaysanaya inaan ciyaartoygiisu u baahnayn kooxda dayrisay ee Perugia, sidaa darteedna aanay aqbali karayn sasabashada ee masayrku weheliyo ayuu yidhi.
  • Markhaatiyada inkasta oo aynu qaarkood hore u soo sheegnay waxay u kala baxaan dhawr nooc oo ay ka mid yihiin, markhaati xog-ogaal, taas oo ah wixii aad war hayso ama arkaysay ama maxaad goob-joog u ahayd.