Qeexid

"Nasiibdarro, ayaandarro, cawaxumo."

Qeexid Xigta

(-ymo, m.l) Meel dhir badan; hawd; jiq; toon.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kayn oo kali ah:
  • Gudoomiyaha Jaamacadda Camuud, wuxuu kula dar-daarmay dhalinyarada ururkaas in looga baahan yahay, adkaynta Midnimada Somaliland, Nabad-gelyada iyo in ay ku dadaalaan waxbarashada.
  • Waxa la xaqiijiyey inay dadka nolosha caadiga ah ku jira, ee ku qanacsan shaqooyinka ay hayaan, ay yihiin kuwa inta badan ka badbaada mushkiladaha uu keeno walbahaarku ee ku badan qaybaha dadkaa aynu ka soo sheekaynay.