Qeexid

"(kuweyga, w) Magacuyaal lahaansho oo lab oo tilmaamaya wax anigu (qofka koowaad ee kelida ah ee hadlaha ah) aan leeyahay. Tus. “Midkan kayga ma ah”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

laahansho naxwe,

laahansho / possessive

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kayga oo kali ah:
  • Aniga laftayda waxa niyadayda ku jirey dal jacayl, isla markaana waxaan aad u jeclaa in dalkayga is bedel ka dhaco, sidaa darteed aniga iyo saaxiibaday waxaanu ku heshiinay mawqif ah inaanu diyaar u nahay inaanu is bedelka xataa naftayada u huro.
  • Angiu shakhsiyan arrintaa waxaan u arkaa mid muhiim ah, aad bayna iigu fog tahay, kana hadhi maayo halgankayga ah sidii wax looga qaban lahaa xad-gudubyadii dhacay ee lidka ku ahaa xuquuqda aadamaha.