Qeexid

"Wax la kaydiyey ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaydsan oo kali ah:
  • Wuu sii watay Abuu Dar hadalkiisa, isagoo nasteexo u soo jeediyay Mucaawiye iyo madaxda la socotoba inay isaga baxaan guryaha ay ku jiraan iyo beeraha ay leeyihiin, iyo inaynan naftooda u kaydsan wax hanti ah wixii maanta ka danbeeya.
  • Waxa kaloo qoondaysan qorshahana ku jira daraasado qoto dheerna lagu sameeyay dhuxul-dhagaxeedka inoo kaydsan si loogu beddelo dhuxusha caadiga ah, lagana hortago xaalufka degaankeena oo lagama maarmaan ah.