Qeexid

"eeg kaydi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaydin oo kali ah:
  • Wasiirku mar uu ka hadlayey waxa u qorsheysan sannadkan cusub, waxa uu sheegay inay dhisi doonaan gurigii lagu kaydinayay waxyaabaha hidaha iyo dhaqanka ahi iyo inay hirgeliyaan sharciga dalxiiska oo ay horgeyn doonaan Baarlamaanka.
  • Markaa ka dib waxaad foomka ku kaydin kartaa kombuyuutarkaaga ama waad daabici kartaa.