Qeexid

"(-dad, m.l) Cunno, lacag iwm oo meel loo dhigto in waa dambe la cuno ama wax lagu qabsado."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kayd oo kali ah:
  • Saamayntii reer Ottawa ay ku yeelatay Daka waxaa saamayn aad u wayn ku yeeshay sida afkii loo qiray inuu qani yahay uu u sii liicayo, afkii sida xusuus-qorka u hayay kaydkii iyo taariihkdii ay nolosheenu soo martay, xataa isaga oo aan qornayn.
  • “Wax goolal ah ilaa hadda maan dhalin, balse goolashayda waxaan u kaydsanayaa koobka adduunka,” ayuu yidhi Ronaldo, kadib dhammaadkii ciyaarta, laakiin taageerayaasha Brazil ayaan ku calool-samayn in tabobare Scolari qaadan doono Ronaldo.