Qeexid

"Wax soconaya oo meel joogey ka wadid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaxee oo kali ah:
  • Waxaan shaki ku jirin in xilka madaxweyninimo uu leeyahay culeys miskaxeed oo aad u baaxad weyn sidaas darteed waxaa lama huraan ah inuu leeyahay hogaamiyahu dulqaad hibo ah iyo acsaab adag.
  • Gabar lagu magacaabo Xaawo oo maamusha xarunta dadka xanuun-maskaxeedka qaba ayaa warxibin kooban siisay Madaxda Puntland iyadoo soo hadal qaaday dhibaatooyinka ka taagan meeshaashi.