Qeexid

"(-layaal, m.dh) Qof mehe raddiisu tahay inuu hilibka ka ganacsado."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kawaanle oo kali ah:
  • Inta badan waxaa dhacda in kawaanleyda ay gudaha magaalada Keenaan hilibka xoolo geeriyodey, kuwaasi oo la joojiyay.
  • Inta badan waxaa dhacda in kawaanleyda ay gudaha magaalada Keenaan hilibka xoolo geeriyodey, kuwaasi oo la joojiyay.