Qeexid

"Meel ama dukaan hilibka lagu iibiyo ama lagu gado."

Qeexid Xigta

Meesha xoolaha lagu qalo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kawaan oo kali ah:
  • Toddobaadkiiba mar baa kawaanka dhiig laga soo shaxaadaa.
  • Dagaalada Maanta ka socda Muqdisho ee uu ku geeriyooday Sarkaalkaai ayaa waxaa ay xoogoodu ka dheceen agagaarka hoygii Bashiir Raage uu ka deganaa Degmada C/casiis iyo Kawaanka Liido waxayna labada dhinac isu adeegsadee hubka nuucyadooda kala duwan.