Qeexid

"(-iyo, m.dh) Bir af dhuuban oo waranka gadaal laga gesho. ld taki."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kati oo kali ah:
  • Christoffer Brandt MP Denamark Kadib markii laga soo laabtey fasaxii yaraa waxaa shirka lagu furey Xildhibaan katirsan baarlamaanka dalka Denmark isla markaana ah Hogaamiyaha xisbiga Konserfetivka Mr.
  • Diraasad uu sameeyey K oo ahaa Bare Sare ee Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed: waxa uu sheegay "Qaadka waxaa ku jira labada maaddo oo ah Katiin iyo Katinoon oo ku abtirsada qoyska maandooriyeyaasha ee Amfitamiinka"