Qeexid

kasta s. Mid walba oo ka mid ah wax wada jira oo aan la kala reebeyn; mid k.: mid walba.

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kasta oo kali ah:
  • Macnahu kaliya maaha in aad tiraahdid anigu waxa aan ahay qof fashilmaya markasta mana karayo camal waxna ma qaban karo.
  • Dabcan cidkasta oo madasha ka hadashaa waxay ugu horayn u mahad-naqaysay Xisbiga cusub ee uu ku dhawaaqay siyaasiga caanka ah Axmed-Siillaanyo, laakiin mahad-naqaa ka dib, waxay sheekadu u gud-baysay gees kale.