Qeexid
ld kashkaashid.
ld kashkaashid.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld kashkaashis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Caws nagaar iwm oo aqallada lagu goglo, si reyska gogosha looga xijiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -shay, -shtay
Qeexid: Caws, nagaar iwm aqal ku goglid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -shtay, -shatay
Qeexid: Aqal kashkaash ku goglasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -shnaa, -shnayd
Qeexid: Wax la kashkaashay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.l
Qeexid: eeg kashkaasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld kaashasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg kashkaashan. ld kashkaashnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld kashkaash-naan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: K. ah: meel aan asturneyn.
Qeexid Xigta: Fadeexad.
Qeexid Kale: ld kashifid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -shaday, -shatay
Qeexid: Hawl wax u adeegsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Wax la qariyey sheegid.
Qeexid Xigta: Cid fadeexo ku sameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.l
Qeexid: eeg kaasho. ld kaashi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -fnaa, -fnayd
Qeexid: Wax qarsoonaa oo la sheegay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax la ceebeeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
mu.ti.l
Qeexid: (kuwaas, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado. Tus. “Kaas ayaa fiican”. ld kaa1
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
ti (tilmaame) - tilmaame (demonstrative) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
dk.ti.l
Qeexid: Dibkabe tilmaame oo magac lab dib looga qodbo, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado. Tus. “Dukaankaas Cali baa leh”. ld kaa4.
dk (Dibkabe) - Dibkabe (suffix) [Qeyb: naxwe]
ti (tilmaame) - tilmaame (demonstrative) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Wax qarsoonaa oo la sheegay noqosho.
Qeexid Xigta: Wax la ceebeeyey noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld kashif1 (3), kashifaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Nafley caws ku nool ah oo leh qodxo dhaadheer oo midabbo caddaan iyo madow isugu jira leh, beerahana aad u waxyeelaysa; yaadaddo; dhiddo; caanaqub.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld kashifid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]