Qeexid

"K. ah: meel aan asturneyn."

Qeexid Kale

ld kashifid.

Qeexid Xigta

Fadeexad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kashif oo kali ah:
  • Hadaba waxaa lagama maarmaan ah in meel looga soo wada jeesto lana kashifo dadka foolxumada noocaas ah caadaysta iyo Mareegaha soo daabaca intaba.
  • Digniintan cusubi waxa ay soo baxdey ka dib markii ay dowladda Sucuudigu ay dhawaan kashiftey oo ay qabatey shirqool argagixisnimo oo lagu doonayey in lagu weeraro garoonka dayuuradaha ee Riyadh.