Qeexid
Bir af dhuuban oo lagu eego muunada badar jawaan ku jira; bunbay.
Bir af dhuuban oo lagu eego muunada badar jawaan ku jira; bunbay.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g3
Labdhedig: -baday, -batay
Qeexid: Wax tacbasho.
Qeexid Xigta: Cid kalsoonideeda hanasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -eeyay, -eeysay
Qeexid: Badar jawaan ku jira kasbo ku hubin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg kasab2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Wax macnihiisa garasho.
Qeexid Xigta: U k.: wax ulakac u sameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Awood maskaxeedka wax lagu kala garto.
Qeexid Xigta: Ulakac; bareer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg kasbee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: (f.g) Wax jabay kabniin ku samaysasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka k.: dhibaato cid ku dhacday ka barbixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg kasbo2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar oo kol afka lagu qaado.
Qeexid Xigta: Qasac yar oo lagu cabbiro, saliid, gaas iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -baday, -batay
Qeexid: Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar kol afka ku qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld kabco.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -baday, -batay
Qeexid: Calaf Ilaah siiyay cunid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hanti dhibaata badan loo maray helitaankeeda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -sbay, -sabtay
Qeexid: Wax si dhib leh ku helid; tacbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg kas2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Awood maskaxeed wax lagu kala garto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: kasta s. Mid walba oo ka mid ah wax wada jira oo aan la kala reebeyn; mid k.: mid walba.
m.l
Qeexid: Xaalad liidatey oo horey loogu jirey oo laga soo fiicnaado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -bixi) Xaalad hore oo liidatey oo lagu jirey ka soo fiicnaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Cayrinta lagu cayriyo wax meel ciriiryoon.
Qeexid Xigta: Cayrinta wax meel lagu cayriyo. ld kakabin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]