Qeexid
(-myo, m.dh) Kabax.
(-myo, m.dh) Kabax.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Hanti dhibaata badan loo maray helitaankeeda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -sbay, -sabtay
Qeexid: Wax si dhib leh ku helid; tacbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-lo, m.l) Xilliga roobka gu' bilawdo ama roobka dayreed oo hawadu aad u kululaato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (dii.) Macagyada Eebbe mid ka mid ah; Kariin.
Qeexid Xigta: Qof deeqsi ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Awood maskaxeedka wax lagu kala garto.
Qeexid Xigta: Ulakac; bareer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Wax macnihiisa garasho.
Qeexid Xigta: U k.: wax ulakac u sameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]