Qeexid
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax meel tuurmay noqosho.
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax meel tuurmay noqosho.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Caano karuur ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax meel tuuran ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -rmay, -rantay
Qeexid: Caano karuur noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld karuurasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Caano geel dhanaan noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Caano geel oo dhanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Tuuridda alaab iwm meel la tuuro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -ratay
Qeexid: Alaab iwm meel tuurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax badan is dul saarasho. ld karooro.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg karuuro. ld karoorad, karoorasho, karuurad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: eeg karuuran
Qeexid Xigta: 2. eeg karuuran4. ld karuurnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax daruur leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg karuur 3.
Qeexid Xigta: eeg karuur4.
Qeexid Kale: 2. eeg karuur4.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax faruur dillaacsan leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Baargo'idda awr raraynimo loo jarabbaray yeesho.
Qeexid Xigta: Xilli roob badani ka da'o waqooyi galbeed oo ku beegan bisha Luulyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -rmay, -rantay
Qeexid: (f.g) Awr rarooy ah baar go'id.
Qeexid Xigta: (f.mg) Maro, harag iwm wax kar leh noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Wax meel weyn dillaacsaday noqosho (hoore).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Martisoor weyn; diyaafad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax kar leh ahaansho (maro, harag iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Qeexid: (-rnaa, rnayd) Ceel, godiwm wax la xabaalay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]