Qeexid

"Tuuridda alaab iwm meel la tuuro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga karuur oo kali ah:
  • Warku wuxuu intaa ku daray in sababta biyo la’aanta keentay ay tahay, Ceelashii biyaha ee Ceel-gaal iyo karuure oo aagaas biyo u ahaa oo jabay, kadib markii ay cillad farsamo awgeed fadhiisteen mashiinadii Ceelashu.
  • Boorama uu booyado biyo ah u diray deegaanka Lughaya oo uu sheegay in dhawr qof harraad ugu dhinteen bishan August, halkaas oo uu sheegay inuu fadhiistay ceelka keliya ee loo yaqaano Karuure.