Qeexid

"Awood u suurtaggelineysa qof inuu hawl si fiican u qabto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga karti oo kali ah:
  • Halkan ayaan waxaan idinku soo gudbiney tariikhdii Marxuumka oo aan ka soo xiganey BBC-da laanteeda Af-Somaliga iyada oo khudbad uu jeediyay Alaha u naxariistee Aadan Cadde aad ka garan kartid heerka Somalinmo iyo qaran jaceyl uu ka joogey xilligaas.
  • Labadaas maamul waxaan u rajaynayaa in ay doortaan dad iimaan leh oo karti leh oo danta guud ka hormariya dantooda gaar.