Qeexid

"(-rro, m.dh) Qoryaha ceelka afkiisa la saaro ee marka ceelka wadaanta laga soo saarayo dawliska lagu dul jiido; makaab."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga karkaar oo kali ah:
  • M-waynaha, oo ku soo jeeda Caasumada Puntland ee Garoowe ayaa maanta qado-sharaf ku leh Degmada Dangoroyo ee gobolka Nugaal, waxaana uu M-waynuhu todobadkan ku maqnaa gobolka Karkaar oo u tagay heshiisiinta beelo walaalo ah oo halkaasi wadadaga.
  • Gudoomiyaha ayaa waxaa la sheegay inay dileen kooxo hubaysan iyagoo ku diley deegaanka Dhu-dhub oo ka mid ah Gobolka Karkaar, waxaana soo baxaya warar iskhilaafsan oo ku aadan dilka Gudoomiyaha.