Qeexid

"Qof madax adag oo aan wax laga dhaadhicin karin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kariwaa oo kali ah:
  • Qaabka ay u qorshaysteen inay doorashada ku soo baxaan ayaa sababtay inay leqi kariwaayeen natiijada doorashada.
  • Waxaa keenay markii ay hay'adihii gargaarku qaybin kariwaayeen taakulayntii, waayo waxaa soo if baxay Mooryaan aan cidi xukumin.